Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axd,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 04-10-1445 oo ku beegan 14-04-2024, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.
Halkaan ka dhegeyso War Duhur 14 04 2024