Mu’asasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigay dagaaladii inta lagu guda jiray bishii Ramadaan ka dhacay degaanada Daarunicma ee Sh/dhexe iyo Busley ee Sh/hoose.
Dagaalada oo lagu qaaday xeryaha ciidamada DF ayaa waxaa lagu dilay 70 askari iyadoo maxaabiisna lagu qabtay. Qeybaha hore ee muuqaalka waxaa lagu soo bandhigayaa gumaadka ay Yahuudu ku heyso Muslimiinta reer Falastiin.
Halkan ka degso filimka
ama halkan toos uga daawo
Ku daawo Facebook