HomeAll newsSawirro: Ceelbuur iyo sida maanta looga ciiday.

Sawirro: Ceelbuur iyo sida maanta looga ciiday.

Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Ceelbuur oo kamid ah magaalooyinka gobolka Galguduud.

Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas’uuliyiinta wilaayada islaamiga Galguduud.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular