HomeAll newsDegmada Buq'Aqable ee gobolka Hiiraan oo maanta si qurux badan looga Ciiday.

Degmada Buq’Aqable ee gobolka Hiiraan oo maanta si qurux badan looga Ciiday.

Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Buq Aqable oo kamid ah magaalooyinka gobolka Hiiraan.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas’uuliyiinta wilaayada islaamiga Hiiraan.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular