HomeAll newsSawirro: Sidaan ayaa looga ciidamada Bu'aale ee Jubabda dhexe.

Sawirro: Sidaan ayaa looga ciidamada Bu’aale ee Jubabda dhexe.

Kumanaan kun oo qof ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga ka oogay degmada Bu’aale oo kamid ah magaalooyinka gobolka Jubbada dhexe.
Dadka ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidul Fidriga waxaana goob fagaare ah kala hadlay mas’uuliyiinta wilaayada islaamiga Jubbada dhexe.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular