HomeAll newsDhageyso Sheekh Cali Dheere oo Dhambaalka Ciida Uga Hadlay Arrimo Aad Xasaasi...

Dhageyso Sheekh Cali Dheere oo Dhambaalka Ciida Uga Hadlay Arrimo Aad Xasaasi U Ah.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa jeediyay kalimad ku saabsan munaasabadda Ciidulfidriga isagoo ugu horreyn dhambaal hambalyo ah u diray dadka Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Qodobada ugu waaweyn uguna xasaasisan kaliamdda waxaa kamid ah boobka Xabashidu ugu soo bareertay badda Soomaaliya iyo gumaadka Qaza.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sheekh Cali Dheere Ee Iida 1445

ama ku dhageyso Facebook

 

 

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular