Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 28-09-1445 oo ku beegan 08-04-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir