HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Axkaamta Ciida & Zakaatul Fidriga. (Dhageyso)

Diiradda Jimcaha: Axkaamta Ciida & Zakaatul Fidriga. (Dhageyso)

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu soo gudbinayaa axkaamta ciida iyo Zakaatul fidriga.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 05 04 2024

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular