HomeAll newsDhegeyso: Warbixin ku saabsan Tartanka Qur,aanka ee Wilaayada Islaamiga ah Q 10...

Dhegeyso: Warbixin ku saabsan Tartanka Qur,aanka ee Wilaayada Islaamiga ah Q 10 JUZ.

Al-kataa,ib al ikhbaariyaha ayaa maanta baahisay, qeybta 1-aad muuqaallo taxane ah oo lagusoo bandhigayo, Tartanka Qur,aanka Kariimka ee Wilaayaadka Islaamiga ah, kaasoo ay Ramadaankasta qabto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Tartan la bilaabay baahinta muuqallada ku saabsan, ayaa dhacay sanadkii 1443dii hijriyada, waxaana qeybtan aad ku arkeysaa, Tartamayaasha 10 JUZ uga qeyb geleya Wilaayaadka Islaamiga.

Da, yar isaga kala timid koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaad ku arkeysaa muuqaalka, kuwaasoo ku tartamaya Qur,aanka Kariimka.

Sedax arday oo kasocday sedax gobol oo kamid ah wilaayaadka Islaamiga ah, ayaa gelaya kaalimaha ugu horreeya ee sedaxda ah. waxayna magacyadoodu kala yihiin.

1- Zakariye Muxammad Mukhtaar oo galay kaalinta 1-aad 10 JUZ.

2- Cadnaan Cabdullaahi Xusein oo galay kaalinta 2-aad ee 10 JUZ.

3- iyo Yaxye Xasan mucallim Muxammad oo galay kaalinta 3-aad ee 10 JUZ.

bal aan markan isla dhageysanno sedaxdan arday ee galay kaalmaha oo aqrinaya aayaad kamid ah Qur,aanka Kariimka.

Muuqaalkan ay maanta baahisay Al- Al-kataa,ib al ikhbaariyaha ayaa ah qeybtii ugu horreysay ee tartanka oo ah 10 JUZ, waxaana hartay qeybo kale oo lagugayo xillayada ina soo aaddan Allaah idankiis.

Halkan hoose guji

Dhegeyso Warbixin ku saabsan Tartanka Qur,aanka ee Wilaayada Islaamiga ah Q 10 JUZ oo ay baahisay Al-kataa,ib Al ikhbaariyaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular