Abwaan Taakow oo kamid ah abwaannada Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay weerarkii cuslaa ee ay saaka ciidamada XSHM ku qaadeen saldhigga ay ciidamada DF ee degaanka Busley oo u dhow Jazeera.
Abwaanka ayaa suugaan ku muujiyay inuu ku faraxsan yahay jabka saaka gaaray ciidamada DF kuwaasoo uu ku tilmaamay niman dabadhilifyo ah oo shisheeyaha ku saacidaya iney dalkooda qabsadaan.
Taakow Macallin Ciise ayaa sidoo kale u hambalyeeyay dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab oo saaka dagaal kula wareegay saldhigga ay dhawaan ciidamada DF ka sameysteen degaanka Busley oo u dhow Jazeera, duleedka Muqdisho.