Xasan Sheekh Maxmuud, madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa labo sano kahor markii uu noqday madaxweynaha Dowladda Federaalka wuxuu jeediyay hanjabaad ka dhan ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Hadaba Labo sano kadib gooddigii Xasan Sheekh Maxmuud, maxay ka dhigantahay in maanta duleedka Muqdisho ay ku dagallamayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Federaalka?