HomeAll newsDhageyso:Odayaasha Wabxo oo beeniyay in degmadaas dagaal ka dhacay.

Dhageyso:Odayaasha Wabxo oo beeniyay in degmadaas dagaal ka dhacay.

micOdayaasha degmada wabxo ee gobalka galgaduud ayaa beeniyay war ay faafiyeen warbaahinta dowladda federaalka ah iyo kuwa ku daaban oo ahaa in gudaha degmadaas dagaal qasaare sababay ka dhacay.

Waxa ay tilmaameen in bulshada degmadu si nabad gelyo ah ku joogaan iyaga iyo maamulka mujaahidiintuna isku laran yihiin

Axmed Cismaan iyo Ibraahim jeyte xaayoow oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa tilmaamay in warkaas ay baahiyeen niman dagaal ku jira laakiin wax kale awoodi waayay in ay afka ka hadlaan mooyee.

Waxa ay warbaahinta hadalkaa warisay ku tilmaameen mid cadaw ah oo xasiloonida ka soo horjeedda ayna caddeynayaan in deeganku nabdoon yahay.

Dhageyso Wareysiga dayaasha wabxo 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular