Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 19-08-1445 oo ku beegan 29-02-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir