Barnaamijka diirada jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa maanta lagu faaqiday Kheytraadka badda ee la siiyay dowladda Turkiga oo kamid ah dowladdaha faragalinta ku haya dalka Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa sheekh maxamed Balli oo kamid ah culimada diinta islaamka iyo nabad doon Maxamed Axmd Guuleed Fartaag afhayeenka odayaasha dhaqanka islaamiga ah ee gobalka Banaadir.