Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 14 06-1445, Geesta kalena waa 27 -12-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeediyanaya Cabdisamad Cabdullaahi.