HomeAll newsSawirro: Dadkii Laga Soo Daadgureeyay Fatahaada oo Jilib Raashin Loogu Qeybiyay.

Sawirro: Dadkii Laga Soo Daadgureeyay Fatahaada oo Jilib Raashin Loogu Qeybiyay.

Gudiga Maaraynta Fatahaadaha ayaa xarunta degmada Jilib raashin ugu qaybiyay dadkii laga soo daadgureeyay deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha wabiga Jubba.

Qoysaskan oo aad u badnaa ayaa bogaadiyay hawlqabadka gudiga oo isugu jirta daad gureyn, dib u dajin, daweyn iyo raashin qeybin.

Ra’iisulwasaaraha DF ayaa sheegay in Jilib laga barakacay sidoo kalana aysan Al-Shabaab waxba u qaban dadka ay fatahaaduhu saameeyeen, xilli DF aysan raashin geyn degmooyin u badan gobolka Gedo oo ay fatahaaduhu halakeeyeen.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular