HomeAll newsDhegeyso Nin Rati Dhaawacay oo la daweynayo.

Dhegeyso Nin Rati Dhaawacay oo la daweynayo.

Isbitaalada ku yaala Magaalooyinka ay ka Taliso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin badanaa lama keeno dad xabado lagu dhaawacya oo Ciidamo ama Mooryaanu Rasaaseysay laakiin waxaa la keenaa dad Shilal kale ku waxyeeloobay taasoo Muujineysa Amniga ka jira Meelaka ay Xarakadu ku Maamusho Shareecada Islaamka.

Isbitaalka Kuunyo Barrow ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa ka mid ah Meela Bulshadu u soo doontaan adegyada Caafimaadka halkaa ay oo ay ka helaan dhaqaatiir iyo kal kaaliyaal u diyaar ah in ay Howsha qabtaan.

Wariye ka tirsan Idaacaddaan Alfurqaan oo booqasho ku Tegay Isbitaalka ayaa soo sheegaya in uu kula kulmay dad Meelo kala duwan ku soo dhaawacmay oo lala tacaalayo.

waxaa ka mid ah Nin Rati qooqan oo  dad Cun ahu Madaxa ka dhaawacay kaas oo dhaqaatiirtu daweeyeen..

Isbitaalka Kuunyo Barrow oo dhimsihiisa qarash badanu ku baxay weli waa mid qabyo ah sidaas oo ay tahay waxaa dhameystiran qaybo badan oo iminka lagu shaqeeyo mana jiraan wax lacag ah oo Bulshada Howlaha Caafimaad u soo aaday laga qaado.

Halkaan ka dhegeyso Warbixin Isbitaalka kuunyo Barrow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular