HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Qodob Muhiim ah looga hadlay.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Qodob Muhiim ah looga hadlay.

diiradBanraamijka Diiradda Jimcaha oo ah barnaamij Todobaadle ah, waxaa maalinka jimcaha  ka baxaa Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.

Todobaadkan barnaamijka waxaa looga hadlay qodob ah ” Sidee Soomaaliya looga bartaa Qur’aanka kariimka”? waxaana ka qayb galay Culimada diinta ISlaamka, Macallimiin iyo Waalidiin.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 11-03-2015

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular