HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Colaadaha & Khilaafaadyada Ka jira Gudaha DF & Maamulgoboleedyada.

Diiradda Jimcaha: Colaadaha & Khilaafaadyada Ka jira Gudaha DF & Maamulgoboleedyada.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay xaaladaha cakiran ee Somaliland, Puntland, DF iyo Koofurgalbeed, waxaana ka qeyb galay falanqeeyayaal  Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 24-11-2023

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular