Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 10 05-1445, Geesta kalena waa 24 11 2023, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta Waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 24 11 2023
جزاكم الله خيرا
Runtii barnaamjika maanta aad buu isoo jeetay gaar ahaan tilaabada uu qaaday aaba dhalay ardayga barnaamijka taaeiikhdiisa lagu soo qaatay
Sheekh cabdul illaah iyo dhamaan bahda al furqaan waxaan idin lee yahay
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
جزاكم الله خيرا
Runtii barnaamjika maanta aad buu isoo jiitay gaar ahaan tilaabada uu qaaday aabaha dhalay ardayga barnaamijka taariikhdiisa lagu soo qaatay
Sheekh cabdul illaah iyo dhamaan bahda al furqaan waxaan idin lee yahay
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم