HomeAll newsWax Ka Ogow Shirkadaha Maraykanka ee Hubka Siiya Maamulka Yahuudda.

Wax Ka Ogow Shirkadaha Maraykanka ee Hubka Siiya Maamulka Yahuudda.

Inkastoo Maraykanku weligiisaba ahaa taageeraha koowaad ee Yahuudda xooga ku heysata dhulka Filastiin, hadana waxay taageeradaas mid aad u muuqata oo cid weliba ay arki karto noqotay wixii ka dambeeyay 07-dii Octobar, oo ay Yahuuddu la kulmeen weerarkii ugu xooganaa taariikhda dhow.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo golihiisa wasiirada ayaa si mideysan u qaatay go’aanka ah iney hiil iyo hooba la garab istaagaan Yahuudda, iyagoo sheegay iney xaq u leeyihiin Yahuudda beegsiga indho la’aanta ah ee reer Filastiin.

Hadaba taageerada siyaasi marka laga soo tago mida ugu saameynta badan ee uu Maraykanku siinayo waa mid caskari, maraakiibta dagaal iyo diyaaradaha sida shixanaha hubka ayaana si maalinle ah u gaaraya magaalada Talla’biib.

Hadaba waa kuwee shirkadaha ugu waaweyn ee Maraykanka ee taageerada hubka ah siinaya maamulka Yahuudda?

Halkan ka dhagayso Warbixin waa kuma Shirkadaha Maraykanka ee hubka siiya Yahuudda?

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular