HomeAll newsDhegeyso Raadadka Macaasida.

Dhegeyso Raadadka Macaasida.

Sheekh Cali Cabdullaahi (Sheekh Cali katiin) oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka ayaa si qota dheer uga hadlay raadadka Macaasida iyo saameynta ay qalbiga ku yeelato.

Wuxuu dadka Muslimiinta ah xasuusiyay in dambiyadu ay Qaabiga madoobeeyaan  hadii ay dambiyadu sii bataana madowgaasu Qalbiga hoos ugu sii dhaadhacayo.

Sheekh wuxuu xusay in hadii dambiyada ay Aadanahu Glaayaan Dhamaantood Allaah inoo qabanayo aanba la arkeen wax Aduunyada ku nool.

Dad badan ayaa ka faa iideystay Natwo laga qabtay Kuunyo Barrow oo Shabeelaha hoose ka tirsan kaasoo Sheekh Cali katiin iyo CUlumo kale ka qayb galeen.

Natwadaan oo badankeed lagu soo Musiibooyinka  iyo wax sababa looga hadlayay waxa qaban qaabisay Wilaayada Islamaiga ah ee Shabeelaha hoose gaar ahaan Magtaba dacwada ee Degmada Baraawe.

Halkaan ka dhegeyso Raadadka Macaasida

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular