HomeAll newsIn Ka Badan 10 Qof oo Ku Dhimatay Fatahaada Baladweyne.

In Ka Badan 10 Qof oo Ku Dhimatay Fatahaada Baladweyne.

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in 13 qof ay ku dhinteen fatahaadaha kuma barakaceen dad aad u badan.

Gudi qaabilsan tirakoobka khasaaraha ayaa shaaciyay dhimashada 13 qof oo ay ku jiraan caruur, haween iyo waayeello.

Magaalada Baladweyne ayaa safka hore uga jirta magaalooyinka Soomaaliyeed ee sida aadka ah ugu nugul biyaha wabiga Shabelle.

Iyadoo roobab xooggan ay ka da’ayaan wadanka ayaa haddana waxaa jirta in dowladda Itoobiya ay soo fasaxda biyo badan iyadoo daboolka ka qaaday biyo xeroonada oo dhan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular