HomeAll newsDhegeyso Dad Dowladda Federaalku Dhulkoodi ka dhaceyso.

Dhegeyso Dad Dowladda Federaalku Dhulkoodi ka dhaceyso.

Waxaa i isi soo taraya Dadka Muqdisho ku dhaqan ee ka cabanaya  Dowladda Federaalka ah oo sheegaya dhulki ay deganaayeen Qori Caaridii ay uga qaadatay.

waxau hoosta ka xariiqeen in guryahoodi la bur buriyay dadka qaarna la Jirdilay kuwana  la dhaawacay intii howshaa socatay..

Bulshadaan waxay hoosta ka xariiqeeen in Dhulkoodi iminka dhisme lagu bilaabay waxaanay sheegeen in Shaati Dowladood hantidooda lagu boobayo laguan lagu dhacayo.

Halkana ka dhegeyso Warbixinta Dhul boobka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular