Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 08 04-1445, oo waafaqsan 23 -10-2023, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir
Halkan ka dhageyso Warka Duhurnimo 23 10 2023