Aroornimadii hore ee saakay Camaliyad xooggan oo Nafhurnimo ah ayaa lagu weeraray, xero ay ciidamada DF ku leeyihiin degaanka Ceelasha-Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.
Camaliyadda ayaa sidii loogu tala galay u beegsatay ciidamada oo si gaar ah uga tirsanaa kuwa Bolis-Millatariyo ee ay maalgalintoodu leedahay dowladda Imaaraatka Carabta.
Ugu yaraan 49 isugu jira askar iyo saraakiil ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen Camaliyadda, ayna ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkaan Ka Dhageyso Camaliyadda Nafhurnimada ah ee Duleedka Muqdisho.
Halkaan ka Aqriso bayaanka kasoo baxay Al-Shabaab oo PDF ah.