Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda Hirjiguna waxay ku beegan tahay 05-04-2023 oo waafaqsan 20-10-2023, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 20 10 2023