Isku soo baxyo waaweyn oo lagu taageerayo Muslimiinta reer Falastiin ayaa ka dhacay magaalooyin ka tirsan wilaayaatka Sh/hoose iyo Jubbooyinka.
Bulsho badan oo aad u qiireysan ayaa kasoo qeyb galay isku soo baxay iyagoo aad uga soo horjeestay tacadiyada Yahuuda islamarkaana taageeray muslimiinta Falastiin.