HomeAll newsSawirro: Ka Bogo Sida Maanta Ciidanka DF Loogu Maquuniyay Dagaalkii Burujeed.

Sawirro: Ka Bogo Sida Maanta Ciidanka DF Loogu Maquuniyay Dagaalkii Burujeed.

Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay degaanka Burujeed oo hoos taga magaalada Guriceel ee wilaayada Galgaduud.

Dagaalka oo ahaa mid xoggana ayaa waxaa lagu burburiyay labo xero oo ay askarta DF ku lahaayeen degaanka Burujeed ee wilaayada Galgaduud.

61 ka tirsan ciidanka DF oo ay saraakiil kamid yihiin ayaa ku nafwaayay dagaalka kuwa kalana waa ay ku dhaawacmeen sida lagu xaqiijiay warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada Xarakada Al-Shabaab.

Waxaan ka cudur daaranaynaa inaan halkan idiinkugula wadaagi karin sawirrada meydadka ciidanka DF, balse waxaad ka heli kartaan barta Telegramka ee Warbaahinta Islaamiga Alfurqaan.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Illaahay handin sugo, cadaaladii iyo gobonimadii iyo sharcigii iyo hormarkii iyo Karadii kitaabkeena ayaad ku uqaadeen. Tanoo kale soomali Mason Marin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular