Musasada Alkataaib oo ah garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faafisay sawiro hur dhac ah oo ka turjumaya Dagaalkii Saaka lagu laayay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ah kaasoo ka dhacay Degaanka Baruujeed oo hoos taga Degmada Guriceel eee Gobalka Galgaduud.
Xarakada Shababul Mujaahidiin waxa ay sheegtay in Dagaalkaa ay ku dishay 61 Askeri lix gaarina ay ku furatay.