HomeAll newsSawirro: Isku Soo Bax Lagu Taageerayo Falastiin oo Ka Dhacay Sh/hoose.

Sawirro: Isku Soo Bax Lagu Taageerayo Falastiin oo Ka Dhacay Sh/hoose.

Waxaa degaanka Kuunyobarrow ee wilaayada Shabeelaha hoose ka dhacay isku soo bax ballaaran oo lagu taageeray muslimiinta Falastiin, loogana soo horjeeday dulmiga Yahuuda.

Isku soo baxa waxaa kasoo qeyb galay qeybaha bulsahda, waxaana lagu gubay calanka Yahuuda. Dadka ayaa waxay wateen boorar ay ku xardhan yihiin erayo ka dhan ah Yahuuda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular