HomeAll newsDhegeyso Maxay Tahay Sababta ATMIS u Taageertay Yahuudda?

Dhegeyso Maxay Tahay Sababta ATMIS u Taageertay Yahuudda?

Dhawaan Ciidamada Shisheeye ee Soomaaliyaa Duulaanka ku jooga ee Magacooda loo soo gaabiyo ATMIS horayna loo oran jiray AMISOM ayaa shaaciyay in ay ay Garab taagan yihiin Maamulka Yahuudda ee gardarada ku jooga Dhulka Muslimiinta ee Reer Falastiin.

waxay hadlayeen Xilli Fastiiniyiintu weeraro Aaargudasho ah ku qaadeen Yahuudda Dulmiga u saaxiibka ah ee Reer Galbeedka Maraykanku ugu horeeyo Taakuleynayaan.

Aqoon yahan Maxamuud Ugaas ayaa sheegay in Falastiin iyo Soomaaliya yihiin DHulal Muslmiintu leeyihiin oo la wada gumeysto taasina keeneyso in Ciidanka Shisheeye ee Soomaaliya joogaa is bar bar taagaan Yahuudda.

Halkaan ka dhegeyso Aqoon yahan Maxamuud Ugaas

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular