Mu’assada warbaahineed ee Al-kataaib ayaa baahisay, bayaan kasoo baxay Hogaanka Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo ciwaan looga dhigay “ hambalyada iyo bogaadinta Qazwada barakeysan ee Duufaanta Al-Aqsaa”, oo markii ugu horeysay Mujaahidiinta bariga Afrika kaga hadleen howlgalka ka socda dhulka la heysto ee Filastiin.
“Waxaa inoo soo gaaray wacdaraha howlgalka Duufaanta Al-Aqsaa, oo ay la socdaan takbiirta, tahniyadda iyo hambalyada, noomana cuntunto – mowqifkan guusha weyn laga gaaray Yahuudda uu Allaah u carooday, murugada iyo dulligana u kulantay Yahuudda iyo walaalahooda Saliibiyiinta- inaan dib uga dhacno inaan walaalaheena Mujaahidiinta Filastiin u hambalyeyno, uguna tahniyadeyno qazwadan bishaarada xambaarsan, oo aan salaan u dirno dhamaan geesiyaasha, halyeeyada iyo Muraabidiinta ribaadka kaga jira dhulka barakeysan, dhamaantoodana waxaan ku leenahay: Alle kheyr ha idin kaga abaalmariyo umadda Islaamka, hana idin kaga mahad noqo Jihaadka iyo howsha wanaagsan ee aad qabateen, waxaad shaafiseen quluubta mu’miniinta, Muslimiinta meel weliba oo ay joogaanna waxay ku farxeen inaad gacanta la gaarteen oo aad ka qisaasteen Sahaayinada mujrimiinta ah, islamarkaana dhadhansiiseen cadaab xanuun badan, maadaama gacmahooda quurnka ah ay sanado badan ku geysteen xadgudub iyo collaad” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Bayaanka kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa aad loogu bogaadiyay hawlgalka ay qaadeen reer Falastiin si ay isaga xoreeyaan Yahuuda “ Kayaanka Sahyuuniga ee qurunka iyo gumeysiga ah, islamarkaana ku hoos jira ilaaada nidaamka dowliga ee kaafirka ah, wuxuu kibir iyo isqaad-qaad ka waday dhulka muslimka ah ee Filastiin, isagoo cadaab daran dhadhansiiyay dadka halkaas kunool, beesha caalamka ayaana si xishood la’aan ah ugu sacba tumaysa oo difaacaysa, islamarkaana siinaysa Salaaxiyaad iyo waxa loogu yeero sharciyad dowli ah, waxaana barbar socda boob dhameystiran oo lagu hayo xuquuqda shacabka muslikma ah ee Filastiin, isagoo la adoonsanayo, oo la dulminayo, la boobayo dhulkiisa, la qalloocinayo taariikhdiisa, lana tirtirayo jiritaankiisa, inkastoo taageeradaas ay tahay mid ballaaran oo weyn, hadana maanta, waxba uma tarin Yahuudda, wacdaraha ay dhigayaan wiilasha dulmi diidayaasha ee reer Filastiin ayaa fadeexeyay dacfiga Yahuudda, waxayna na xusuusinayeen hadalka Allaah Cazza Wajalla”.
Bayaanka ayaa sidoo kale looga hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya qadiyadda Falastiin
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA OO AF-CARABI AH, ISAGOO TARJUMANNA KU DHAGEYSO DHUUXA WAREYSIYADA INSHA’ALLAAH 9KA FIIDNIMO.