HomeAll newsin badan 10 Askeri oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shabeelaha dhexe.

in badan 10 Askeri oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shabeelaha dhexe.

ugu yaraantii  5 askeri oo ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah ayaa Maanta lagu dilay Dagaal ka dhacay Degaanka Cali Fooldheere ee Duleedka Mahaddaay kadib markii Dagaa Dhex Maray Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Dowladda Federaalka ah.

sadax mar ayaa Dagaalku dhacay waxaaana mar waliba la jebinayay Ciidamada Dowladda Federaalka ah sida aan xogta ku helnay,

waxa kale oo qarax labeegsaday Gaari ay wateen Ciidanka Federaalku sida aan warka ku helnay,

dhowr mar oo hore sidaan oo kale waxaa Duleedka Cali Fooldheere uga dhacay Dagaalo Caynkaan ah  oo dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay askarta Dowladda Federaalka ah.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular