Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka tan iyo shalay ka socda dhulka muslimiinta ee Falastiin kaasoo yimid kadib markii ay muqaawamadu weerareen dhulal ay xoog ku haysato Yahuuda.
Dagaalka ayaa sidoo kale saameeyay dhulal ka baxsan Qaza oo ay Yahuudu isku degaameysay waxaana kamid ah magaalada caasimadda u ah.
HOOS KA DHAGEYSO WARARKII UGU DAMBEEYAY