Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu soo gudbiyay khudbado laga dul jeediyay meydadka, hubka iyo gaadiidka ciidamada DF looga furtay dgaaalkii Arbacadii lasoo dhaagay ka dhacay degaanka Gaadday.
Meydadka ayaa waxaa la geeyay degmada Jowlo iyo degaanka Caad halkaasoo ay farriimo ka direen waaliga wilaayada iyo odayaasha qabaa’ilka, sidoo kale waxaa dagaalka falanqeeyay qaar kamid ah waxgaradka Mudug.