Bulshada ku dhaqan Wilaayada Mudug ayaa si weyn u hadal haya Dagaalkii Shalay ka dhacay Degaanka gaadaay ee Gobalkaas kaasoo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ku dishay 97 Askeri oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka ah iyo kuwa gal mudug.
Nabadoon Cabdiraxiin Maxamuud Bacadow oo ka tirsan Odayaasha Dhanka ee Mudug ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacaddaan Islaamiga ah ee Alfurqaan waxa uu ku sheegay in dadku is weydaarsanayaan wararka Dagaalka la xariira.
waxa uu sheegay in Degaanada ay Maamusho Xarakada Shabaabul Mujaahdiin ee Mudug ka tirsan Dadka ku noolu ay nabad gelyo haystaan halka amni daro ay daris la yihiin Dad ku dhaqan Degaanada Ciidamada DF iyo Galmudug Duualaanka ku yimideen.
wuxuu sheegay in dib loo soo celiyyay waxyaabihii Bulshada dhibaatada ku hayay ee Xarakada Shababaul Mujaahidiin ay horay u mamnuucday sida Khaadka, Sigaarka Xijaab la’aanta iyo wixii la mid ah.
waxa uu Tillmaamay in uu roon yahay oo ay rabaan Maamulka Islaamiga ah ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo maxaa yeelay buu yiri “wuxuu nagu xukumayaa Shareecada Islaamka waxaanuu intaa ku daray in ay diidan yihiin Dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Galmudug sababtoo ah buu yiri waxay inagu qasbayaan Dimuquraadiyad.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Nabadoon Cabdiraxiin Maxamuud Bacadow.