HomeAll newsDhegeyso ku Dhawaad boqol Askeri oo Dagaalki Mudug lagu dilay

Dhegeyso ku Dhawaad boqol Askeri oo Dagaalki Mudug lagu dilay

waxaa aad u kordhay Khasaaaraha dhimashada Ciidamada Dowadda Federaalka ah ee Dagaalkii Maanta ka dhacay Gobalka Mudug gaar ahaan agagaarka Degaanka Gaadaay ee Duleedka Wisil.

Dagaalada ayaa marar oo kala duwan dhacay waxaana had weliba lagu jebiyay Ciidamada Dowladda Federaalka ah iyo kuwa Galmudug kuwaasoo aakhirkii dib u laabtay.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa la xaqiiyay in ay dileen 97 Askeri oo ka tirsanaa Ciidamada Duulaanka ahaa ee ka tirsan DF iyo Galmudug;

dhaawacyada ayaa ah kuwa aad u tira badan kuwaasoo qaarkood ay halis yihiin waxaana xusid mudan in Ciidamada Dagaalka ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen Saraakiishi Ciidanka hogaamineysay qaarkood.

Halkaan ka dhegeyso ku dhawaad boqol askeri oo dagaal Mudug ka dhacay lagu dilay

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular