Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 18-03-1445 oo waafaqsan 02-10-2023, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 02 10 2023