Qabaa’illada dega wilaayaadka islaamiga ah ee Galgaduud gaar ahaan qabaa’ilka Murusade, Maxmuud hiraab iyo Waceysle ayaa saaka ka qeybgalay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay deegaanka Coosweyne.
Ciidamada difaaca Shareecada Islaamka oo ah ciidamo ay ku jiraan dhalinyarada saddexdaas qabiil ayaa ka qeybgalay dagaalka, sida ay tilmaamayaan odayaasha dhaqanka.