Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 08-02-1445 oo waafaqsan 23.08-2023,dhuuxa waxaa soo jeedinaya mdaahir
Halkan ka dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 23 08 2023