
Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay mid kamid ah dagaalada Culus ee maalmahaan ay marti galiso maaalada kaasi oo dhex maray ciidamada Xarakada shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa dowladda.
Dagaalyahannno aad uhubeysan ayaa xalay saq dhexe weerar culus ku miray saldhiga degmada Kaxda ee Muqdisho.
Dhawaqa rasaasta la is dhaafsaday ayaa si weyn looga maqlay inta badan degmooyinka Muqdisho.
Illo wareedyo mas’uul ah oo aannu ka helnay xogtaan waxay xaqiijisay in dagaalkii xalay lagu dilay Askar fara badan qaar kalana ay nolosha ku kaxeysteen ciidamada Alshabaab.
Ciidamada xarakada ayaa waxaa usuura gashay inay si buuxda ula wareegeen saldhiga,waxayna goobta ku gubeen gaadiid ciidan iyagoo horay uqaatay hub iyo saanad ciidan.
Qaraxyo ayaa sidoo kale lala beegsaday ciidam gurmad u ahaa saldhiga kuwaasi oo ku hakaday bartii lagu qarxiyay.
ma jirto warar faafaahsan oo kasoo baxay dhinacyada xalay ku dagaalamay Muqdisho.
Dagaalka xalay ayaa diray fariin ku wajahan hoggaanka dowladda oo inta badan Muqdisho ka qaaday ciidamadooda iyagoo udaad gureeyay furumaha dagaalka shabeelaha dhexe iyo Galgaduud.
allahu akbar waa farxad iyo guul mujaahidiinta ‘
dhabar jab iyo wareer xasan garguurte mujaahidiintu muqdisho culeyska hasaaraan ayaan leehahy insha allh guushu way dhawdahay