HomeAll newsCiidamada Itoobiya oo Lagu Duqeeyay Waajid.

Ciidamada Itoobiya oo Lagu Duqeeyay Waajid.

madaafiic1Ciidamada Xarakada Alshabaab ee Gobalada Bay iyo Bakool ayaa xalay weeraray Askarta Itoobiya ee ku sugan Magaalada Waajid ee Gobalka Bakool.

Weerarka ayaa loo adeegsaday madaafiic hoobiyayaal ah oo ku hoobatay saldhiga.

Ciidamada xabashida Itoobiya ayaa riday madaafiic jawaab u ahayd tan iyaga ku socotay.

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta usheegay inay maqlayeen dhawaqa madaafiicda.

waxaan si dhab ah loo heynin qasaaraha ka dhashay madaafiicda ee soo gaaray ciidamada Itoobiya.

ma ahan markii ugu horeysay ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin ay weeraraan magaalada Waajid oo kamid ah magaalooyinka lagu go’doomiyay ciidamada Itoobiya.

(Xanax generic)

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular