Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 22-01-1445, oo ku beegan 09-08-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 09 08 2023