Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 21-01-1445, oo ku beegan 08-08-2023, Warka Subax waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkaan Ka Dhageyso War Subax 08 08 2023