Cabdullaahi Xuseen, oo ah wiil da’ yar oo ku barbaarey goobaha kheyrka ee lagu barto Quraanka kariimka, wuxuu leeyaahy qisso fariid ah oo nooceedu yaryahay, idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaanna ku faraxsantahay iney diiwaan geliso qissooyinka noocaan ah ee ka tarjumaya dhallaanka da’da yar ee lagu anqriyay Towxiidka iyo kalimaadka Quraanka.
Cadnaan waa toban sano jir, isagoo kala bar da’daas jira waalidkiisu geeyeen dugsiga Quraanka kariimka, si uu u barto waxa ugu kheyrka badan ee la barto oo ah kalaamka Allaah, farbarka kadibna ku dhameeyay Quraanka kariimka 2 sano.
Halkan ka dhagasyo Warbixin ku saabsan Sheekada Cadnaan Cabdullaahi