Ciidamada maamulka Yuhuudda ayaamaalinkii labaad oo xiriir ah weerar ku haya Magaalada Jiniin ee dhacda daanta galbeed, iyadoona iska hor-imaadyo culus ay halkaasi ka socdaan.
Kooxaha muqaawamada Filastiiniyiinta ayaadhulka soo dhigay diyaaraddii 4-aad oo ay leeyihiin ciidamada Yuhuudda, iyagoona qaraxyo ku bur buriay tiro gaadiid ah.
Weeraro isugu jira gaari jiirsiin iyo Mindiyeynna waxa ay ka dhaceen magaalada Telaviv ee ay caasimadda ka dhigteen Yuhuudda.
Halkaan Ka Dhageyso Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Magaalada Al-Jinin.