Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 15-12-1444 oo waafaqsan 02-07-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.