Kataa’ib Al-Akhbaariyah oo ah muuqaal baahiye ka tirsan warbaahinta Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka dhoolatus milatari kii ugu weynaa abid ee ay sameeyaan ciidanka Al-Shabaab.
Muuqaalkan ayaa lagu billaabay dhoolatuska waxaana xiga kalimad uu ciidanka u jeedinayo Sheekh Cali Maxamuud Raage.