Kadib weeraro laayaan ah oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gobalka Lamu ee ay xoogga ku heysato dowladda Kenya, ayay Nasaarada Kenyanka billaabeen iney halkaasi isaga barakacaan.
Sidoo kale dadka Kenyanka ah ayaa la barooranaya meydadka saraakiil looga dilay weeraro ka dhacay dhulalka Muslimiinta ee ay xoogga ku heysato Kenya.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Howlgallada Al-Shabaab Oo Barakiciyay Nasaarada Kenya.